About Us
Muna Farah (Maankaliza) waa ganacsato iyo macalimad ka caawisa dhalinta inay gaaraan isku filnaansho dhaqaale. Waxay dhiirigelinaysaa inay fahmaan fursadaha maaliyadeed, iyadoo bixisa tababaro iyo agab waxbarasho.
Mission: Hadafkeygu waa inaan dhalinyarada Soomaaliyeed ka caawiyo inay helaan xirfad ay uga shaqeystaan suuqa cryptocurrency-ga, taasoo u horseedi doonta inay yeeshaan madax-bannaani dhaqaale.
Vision: Aragtideydu waa inaan soo saaro jiil dhalinyaro Soomaaliyeed oo xirfadlayaal ah, si joogto ahna uga shaqeysta suuqa cryptocurrency-ga, taasoo fursado iyo horumar dhaqaale u abuureysa guud ahaan bulshadeena Soomaaliyeed.
Graduates
0
+
Students
0
+
Majors
0
+
Here’s what our Students have to say
Read More
waxaan kamid ahay dadka tirada badan ee Macalin Mankaliza aqoonteeda iyo waayo-aragnimadeeda suuqaan ka faa’iideeystay. Ustaad Mankaliza runtii waa qof cajiib ah, taqaano waxa eey kubareeyso, aad iyo aadna ujecel caawinta ardayda. Aniga nasiib ayaan uyeeshay inaa ka faa’iideysto qofkii awoooda inuu ka faa’iideysto Macalimadeeydana waakula talinaaya 100%.
Read More
Ustaad mankaliza aad iyo ayaad u mahadsanthy safarkii dheeraay ee wax nagu soo bartay iyo waqtigaadi qaaliga ahaaa ee nagu soo bixisay ilaahay hakaa abaalmariyo guul ayaan joogaa manta trade ka waxaan kuu rajeynaaa guulo waaweyn iyo kumanaan kale inay kafaaideysan doonaan aqoontaada thanks again and again.
Read More
Asc ustad wxn rajaynaya ina cafimadqabto wxn si niyad ah kudhahaya jazakallah khayran abalkaga ALLah jano Kadhigo manta mustaqbal ayad isamaysay crypto jahli ka aha aya ibartay Wlhi waxan ku shegaya lacag yar on haystay o 200$ ahayd inay manta 1300$ imarayso bil gudaheed 🥹
Read More
Mahadsanid mahadsanid ustaad Mankaliiza
dadalkaa igu soo baxisay iyo xifada aad ibartay oo nolosheyda wax badan ka badashay waan kaga mahadcelinayaan mudadii bisha aheed aad waqtiga nagalisay adi iyo team kaga mahadsanid kun jeer ustaad🙏
Read More
ASC. Waxaan halkaan ku mahadcelinayaa dhamaan macalimiinta isku xilqaantay inay aqoontooda na soo gaarsiiyo. Waxaan Alle ka baryayaa inuu cilmiga iyo aqoonta idiin barakeeyo, AAMIIN.
Read More
waxaan aad kaaga mahdinaya wanaaga io cilmiga aad i bartey walaal .waxaad isiisey cilmi aan nafteyda io ehelkeygaba wax ugu qabto .taasna allah kasakow adaan kaaga mahdinaya walaal muna .waxaan ku rajeynaya cimri dheer io caafimaad bayo muno rabi ha ku karaameeyo .
Read More
Asc ustaad :Maankaliza,
Waxaan doonayaa inaan halkan kaaga mahadceliyo sida hagar la'aanta ah ee aad nagu soo bartay adi iyo macalimiinta kale ee xirfada technical analysis. Sharraxadaada iyo taageeradaada joogtada ah waxay ahaayeen mid aanan iloobi doonin.
Read More
Asc moaallim Maaankaliiza..Waxaad I bartay Cilmi aad U WAYN iyo in aan Charts Ka Barto, Maantay Bill kayga suuqan ayaa Kasooo saarta Alhmdullilaah Adna Cilmikga Allaah Haku Barakeeyo Ustaaadii…